Sawirkan waxa la iga qaaday 2016 markii la i siinayay biladda TOP10 Norway oo aan ku kasbaday in aan ka mid ahaa 10-ka qof ee sannadkan loo qiray in ay yihiin "Ildsjeler" (enthusiasm - Xamaasadle) kuna dheereeyaan "selvledelser" (self-management - Is-maamulid)