Sawirkan Waxaa igu wehliya Wasiirka Qorshaynta Norway, Madaxa NRC & Cilmi-Baare xog ogaal u ah arrimo qaas ah ee Soomaaliya. Waxay ahayd 2012, marka Maamo Xaawo Aadan Maxamed la siiyay bilad ay ku mutaysatay u samafalka bara-kacayaasha Soomaaliyeed. In at timaado oo la gudoon siiyo ayeey ahayd, balse nasiibdaro arrimo caafimaad dartood ayaa Dhakhtar ka mabnuucay safar. Biladdii Waxaa Genève ugu gudoomay Shukri Aadan Maxamed. Norwayna aniga oo markii u horaysay 20-sanno ka dib Xamar ku laabtay, si aan xaaladda uga warbixiyo.

Warbixin kooban oo English ah:
GENEVA, October 1 (UNHCR) - UN High Commissioner for Refugees António Guterres on Monday night presented the Nansen Refugee Award to Somali humanitarian, educator and women’s rights advocate Hawa Aden Mohamed. She was unable to attend in person for health reasons.
The 63-year-old former refugee, widely known as “Mama” Hawa, has been honoured for her extraordinary service - under extremely difficult conditions - on behalf of refugees and the internally displaced, mainly women and girls but also including boys.
Above all she is being recognized for her work, as founder and director of the Galkayo Education Centre for Peace and Development in Somalia’s Puntland region, in helping to empower thousands of displaced Somali women and girls, many of whom are victims of rape.