Murtida Axmaday Gaashaan & Midayntii Fanka Waqooyi & Koofur part 1 of 3

Barnaamijkan waxa uu ka kooban yahay 3 qaybood. Qaybta 1aad oo ah tan waxaad kaga bogon sidii uu fanka ku soo galay Laashin Axmaday Cabdi Cali Gaashaan iyo sidii lagu mideeyay fanka Waqooyi iyo Koofur. Waxay qaybtani ku dhammaanaysaa riwaayadii Luul & Layla oo ah Rawaayadaha 1aad (1974) 4. Abriil 21

MAXAA NAGA QALDAN? Hagardaamada Haybsooca! Part 3

A meeting in CH made us wonder and ask ourselves WHAT IS WRONG WITH US? Why are we discriminating against our fellow citizens, who are citizens like us, but who are constantly harassed, hindered by living, economic and social development?

MAXAA NAGA QALDAN? part 2

A meeting in CH made us wonder and ask ourselves WHAT IS WRONG WITH US? Why are we discriminating against our fellow citizens, who are citizens like us, but who are constantly harassed, hindered by living, economic and social development?

MAXAA NAGA QALDAN? Hagardaama Haybsooca! Qoybt 1aad (waa 3 qayb)

Kullan ka dhacay CH ayaa na baday in aan bal isxisaabino oo iswaydiino MAXAA NAGA QALDAN?Maxaa kalifaya haybsooca dadka aynu u simanahay dalka, ah mowaadiniin nala mid ah, balse aynu ku hayno hagardaamo joogto ah, oo ka xayirtay noolaansho, dhaqaale iyo horumar bulshada dhaxdeeda?